Wasiirkii maaliyada ahna Ra'isulwasaare kuxigeenka Dowlada wadaaga ah ee Kenya Uhuru Kenyatta ayaa iscasilay kadib kolkii maxakamadii caalamiga ee Heeg ay ku eedaysay inuu ku lug lahaa rabshadihii dhiiga badan ku daatay ee sanadkii 2007 ka dhacay dalka Kenya. Read More ...
Dadka muslimiinta ah wuxuu ilaahay ku tilmaamay inay yihiin dad isu diir naxa oo isu dabacsan, isuna naxariista, gaaladana ku ad-adag ( ( محمد رسول الله والذين معه أشداء على الكفار رحماء بينهم. Dhaqan ahaanna muslimiinta waxaa lagu yaqaannay inay isu damqadaan haddii qayb iyaga ka mid ah dhibaato soo gaadho, ama cadow ka taag-rooni dulmiyo ama duruufo qallafsani la soo gudboonaadaan, sida: abaaro iyo macaluul ku habsatay. Read More ...
Waxaan magaalo madaxdii Somaliya ka soo noqday dhamaadkii October2011, anigoo maalinkii aan soo baxayey ka soo hormaray waqtigii aanbaxayey muddo saacado ah taasoo i siisay fursad ah inaan arkodhaqdhaqaaqa Airporka. Read More ...
Dowlada Kenya ayaa shaacisay inay dib u celinayso qaxootiga soomaaliyeed ee kusugan xeryaha qaxootiga ee degmada Dhaadhaab ee gobolka waqooyi Bari Kenya.Xoghayaha wasaarada amniga gudaha ee dalka Kenya Francis Kimemia ayaa sheegay in qaxootiga soomaaliyeed dib loogu celin doono gudaha Somalia Read More ...
Afhayeenka ciidanka Kenya ee ka howlgalay koonfurta Somalia Major Emanuel Chirchir ayaa xaqiijiyay in laba kamid ciidamada militariga dalka Kenya lagu dilay dagaal habeenkii Axada ahaa ka dhacay tuulada Hoosingow ee gobolka Jubada Hoose. Read More ...
Wareysi lala yeeshay wasiirka Arimaha dibada ee Kenya Moses Wategula ayuu ku sheegay in axdi qarameedkii hore ee Somalia uu dhiiri galinayay dareenka Somaliweyn sidaa la ajligeedna ay Kenya go'aansatay in ay wax ka ogaato islamar ahaantaana ay galaangal u yeelato Dastuurka cusub ee loo qorayo Somalia. Read More ...
Kenya on Saturday dismissed a report by the United Nations exonerating Eritrea from claims that it funded the Al Shabaab militia with both monetary and ammunitions support against the Kenya defence forces saying it is one sided. Read More ...
Xarakada Al shabaab qaybta Iclaamka gaar ahaan Twitter ayaa shaaciyey Masawiradii iyo waraaqihii aqoonsiga ee laba sarkaal oo ay shaly ku dileen dagaalkii magaalada Muqdisho. Read More ...
Mas'uul katirsan xarakada Alshabaab qeybta Muhaajiriinta Somaaliya ayaa maanta ku geeriyooday duqeyn ka dhacday deegaanka Lafoole ee duleedka magaalada Muqdisho oo ay geysteen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn. Read More ...
Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxay kusoo waramayaan in ciidamada maamulka Somaliland ay rasaas ku fureen dad banaanbax ka dhigayay gudaha magaalada Laascaanood halkaas oo ay ku nafwaayeen 3 kamid ah dadkii banaanbaxayay halka 7 kalena ay ku dhaawacmeen. Read More ...
Dalka Koonfur afrika ayaa waxaa maalmahan dambe dib oga soo cusboonaaday dilalka lagu hayo ganacsatada soomaaliyeed ee danyarta ah ee ka xamaasha tuulooyinka kala duwan ee gobollada dalkani South Africa. Read More ...
Ciidamada Dowlada Federaalka ee Somalia oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa saaka weerar saf balaadhan ku qaaday goobaha ciidamada Alshabaab kaga sugan yihiin magaalada Muqdisho, iyadoo sida lagu soo waramayo ay ciidamadu dowladu qabsadeen goobo dhor ah. Read More ...
Wararka ka imaanaya degmada Wajeer ayaa kusoo waramaya in mid kamid ah sadaxdii ee isbuuci lasoo dhaafay Alshabaab ka qafaasheen tuulada Gerilley ee degmada Wajeer uu galabta si nabad ah ugu soo noqday magaalada Wajeer. Read More ...
Waxaa maanta magaalada Taleex lagaga dhawaaqay xubnaha golaha madaxtooyada iyo golaha wasiirada ee majaraha u qaban doona maamul goboleedka Khaatumo state of Somali.Xubnaha maanta la shaaciyay ayaa waxaa kala yihiin sidan Read More ...
Waa qoraal aan sannadkii 2009kii u qoray qaar ka mida asxaabtayda oo wax iga weydiiyey loolankii ka dhex socdey wadaadadii horey ugu wada jirey maxaakimta iyo muqaawamada, xilligaas oo uu socdey dagaalkii Kismaayo ee Al- Shabaab iyo Xisbul islaami. Maadaama ay suuleen cilladihii aan xilliyadaas uga gabbaday waxaan jeclaystay inaan hadda faafiyo qoraalo kani ka mid yahay oo aan xilliyo kala duwan u qoray rag aan asxaab ahayn Read More ...
Gudoomiye kuixgeenka Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa ka dagay Hargeya, wuxuuna ku baaqay in nabad lagu xalliyo xiisadda Sool iyo Sanaag.Faarax ayaa sheegay inuusan aaminsanayn in dadka Soomaali isku gacan qaadaan meel kasta oo ay joogaan, wuxuuna sheegay in la joogo wakhtigii xal lagu dhameyn lahaa wixii dhibaato ee jira. Read More ...
Waxaa maanta Dood adag kadib lagu ansixiyey dawlad goboleedka Khaatumo State Of Somalia, ayaa waxay u dhacday si aad u heer saraysa, waxaana si xigmadaysan loo Asteeyey qaab dhismeedka dawladda Khaatumo ee SSC yeelan doonto. Read More ...
Wasiirka Difaaca ee dalka Kenya Maxamed Yuusuf Xaaji oo wareysi siiyay wargeyska The EastAfrican ee kasoo baxa magaalada Nairobi ayaa sheegay in Kenya aysan qorshaha ugu jirin inay weerarto magaalada Kismaayo ilaa iyo inta ay dhaqaale ka helayso Beesha Caalamka. Read More ...
Diyaarado dagaal oo aan la ogayn dal laga leeyahay ayaa duhurnimadii maanta duqeeyay degmada Jilib ee gobolka Jubada dhexe iyadoo sida lagu soo waramayo diyaaraduhu bartilmaameydsadeen xarun la yiraahdo Shakhaawediin oo kutaala gudaha magaalada Jilib. Read More ...