•   HOME 
  •  MAQAALLADA
  •  SOODIR WAR 
  •  WARAR KALE 
  •  NEWS IN ENGLISH 
  • MEDIA NEWS 
  • ENGLISH ARTICLES
  • CONTACT US @
afar ka tirsan ciidamada amaanka ee k/Afrika oo lagu xir-xirey cape town kadib dhac ay u geysteen muwaadiniin soomaaliyeed
waxaa saakey oo khamiis ah aroornimadii xabsiga magaalada cape town loo taxaabey afar nin oo katirsan ciidamada amaanka k/afrika ayagoo lagusoo eedeeyey dhac bareer ah oo ay u geysteen xarun ganacsi oo ay leeyihiin muwaadiniin soomaaliyeed, xaruntan ganacsi oo ku taal wadada layiraahdo ingwe street, 'du noon'

ayaa waxaa saakey soo buux dhaafiyey askar fara badan oo arintan daba-socota. salmaan c/qaadir oo ah milkiilaha dukaankan askartu dhacdey ayaa u sheegay wariyeyaal kasocday CAPETIMES

inuusan ka shakin askarta burcada ah markii ay dukaankiisu yimaadeen, wuxuu yiri xaley 6-dii maqribnimo ayey noo yimaadeen ayagoo wata baabuur bileys ku calaamadeysan wexayna xirnaayeen dharka booliska markii ay goobta soo galeen afartooda hoosta ayey inoogu xireen

albaabada ayagoo markii hore nagu yiri waxaan baareynaa hub sharci daro ah iyo alaabo fake ah markii danbe xaaladu wexey isu bedeshay handadaad iyo gacan ka hadal,

cabdi xasan oo ah kalkaaliyaha dukaanka ayaa isna yiri waxey amar
igu siiyeen inaan u furo khasnada keydka lacagaha iyagoo xoog ku qaatey lacago caddaan ah iyo airtime gaaraya boqolaal doolar. afhayeenka booliska magaalada cape town Mr daphne dell ayaa xaqiijey iney afar kamida askartooda loo xirey dhacdadan, mar laweydiiyey in shaqada laga eryi doono nimankan waxa uu ku jawaabey mr dell maxkamada ayaa go'aamineysa mustaqbalka nimankan.

HUSSEIN KEYSE

dhanaan.com

 

09 Sep 2010



06 Sep 2010

06 Sep 2010

01 Sep 2010

01 Sep 2010

MAQAALLO - SOMALI

Somali State Council elects president, speakers03 Sep 2010

Ethiopia denies rebels chased oil, gas firms away03 Sep 2010

International Affairs: Who are the Real Pirates in Somalia?01 Sep 2010

Baytan ow raage iyo Khadra xaaji maxamuud oo wiil ugu dhashay bishaan, magaalada Mombassa ee dalka kenya31 Aug 2010

Full Text: Support for Democracy and Human Rights in Ethiopia Act of 201030 Aug 2010

CIA: Al Qaeda in Yemen Now Biggest Threat 25 Aug 2010

UWSLF reaffirms commitment to speed up dev’t in Somali State 25 Aug 2010

Mogadishu battle rages on after hotel carnage 25 Aug 2010

Somali attack tests peacemakers' resolve 25 Aug 2010

hanbalyo maher FAYSAL AXMED MAXAMED iyo CASHA MAXAMED CARAB oo merkoodu kadhacay dhadhab Kenya09 Aug 2010

Aaqil Axmed Xasan iyo Hayaat oo meherkoodu kadhacay dalka Sweden11 Jul 2010

Open Letter to Chairmen Sheikh Ibrahim and Eng. Maow, By Abdullahi Garrile11 Jul 2010

Abshir Baydhaba Shuuriye oo ku geeriyoodey magaalada Diridhaba10 Jul 2010

Cabdiqaadir iyo Suleekha Cali dhabuuke oo arooskoodu kadhacay dalka sweden29 Jun 2010

TacsiNIMCO CISMAAN YUUSUF AXMED RAABI oo ku geeriyootay magaalada Dhanaan 27 Jun 2010

Cabdirashiid Cumar Aadan(foolbeer) iyo Nasteexo Cabdi Budul oo ku aqalgalay magaalada Garissa20 Jun 2010

Axmednuur Xuseen Dubad iyo Raxma Daahir oo gabadh ugu dhalatay magaalada London19 Jun 2010

Jawaab celinþ By Abuu Cabdalla16 Jun 2010

Muxaadaradii xalay ka baxday masjidu Raxma Nairobi oo dadku aad ula yaabeen10 Jun 2010

JACAYLKII HADHSANWAA QAYBTII 4AAD09 Jun 2010

   
 

 

© 2010 Dhanaan.com All Rights Reserved .

Designed by Somalitech.com