•   HOME 
  •  MAQAALLADA
  •  SOODIR WAR 
  •  WARAR KALE 
  •  NEWS IN ENGLISH 
  • MEDIA NEWS 
  • ENGLISH ARTICLES
  • CONTACT US @
Waftiga jaaliyadda soomaalida dalka k/Afrika oo gaaray magaaladda East London
Waftiga jaaliyadda ayaa gaaray magaaladda East London salaadii cishaha kadib halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay.

Waftiga ayaa loo qaaday casho sharaf eey diyaarisay jaaliyadda soomaalida East London ooy ka soo qeyb galeen in ka badan 50 ruux oo soomaali ah.

Casho sharafta jaaliyadda kadib waxaa si deg deg ah u furmay shirkii wadatashiga ee jaaliyadda soomaalida East London ooy ka soo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshadda soomaaliyeed sida

culuma,udiin,waxgarad, aqoonyahano, dhalinyarro, howlwadeenadda jaaliyadda.

Shirkii wadatashiga ayaa lagaga wada hadlay xaaladda maamuleed ee xafiiska jaaliyadda soomaalidda ee dalka k/afrika ee magaaladda East London.

Iyo sida uu wax u qabto is dhaliilid kadib waxaa la isku raacay in la ansixiyo maamulka cusub ee magaaladda East London eey dooratay lana balaadhiyo maamulka magaaladda .

Wadatashi dhinacyo badan taabanaya kadib waxaa la isku raacay maamulka hoos ku qoran:

Maamulka xafiiska East London:

1-Macalin c/laahi gudomiyaha jaaliyadda East London
2-xalane cabdi Cali gudomiye kuxigeenka jaaliyadda
3-C/rashiid Sh. Ismaaciil xoghayaha guud
4-Cismaan sh. Faarax madaxa maaliyadda & maareynta
5-maxamed Daahir madaxa arimaha bulshadda
6-Maxamed Axmed (nesta) madaxa dhalinyaradda & isboortiga
7-Maxamud muxumed Adan(sontoy) Afhayeenka ururka
8-xasan xuseen cabdi madaxa waxbarashadda
9-jacfar diriye raage madaxa Amniga iyo gabo galka kiisaska maxkamadda
10-farxaan c/qaadir xasan madaxa warfaafinta & wacyi gelinta

Gudiga odayaasha:

1-Daahir Carte gudoomiyaha gudiga
2-Bashiir maxamed jeele
3-Cabdulaahi sh. Qorane
4-C/qaadir sheekhaalow
5-Maxamud nuur Ibrahim
6-Maxamed cismaan Axmed
7-Mukhtaar Axmed
8-saleymaan
9-xaaji maxamed ismaaciil
10- suldaan maxamed sooyaan (cagaweyne)

Gudiga dacwadda iyo xalinta khilaafaadka:

1- sh. Buule gudoomiyaha gudiga
2- sh. Nadir
3- sh. c/laahi qorjarow
4- sh. Axmed wali
5- sh. Maxamed faafax-dhuun
6- sh. Faarax
7- sh. Xasan shinbir
waftiga jaaliyadda ayaa salaadii duhur kadib misaajidka AL MUTAQIIN ee magaaladda east London ka jeediyay muxaadaro gaaban oo diini .

kadibna dadweynihii magaaladda East London ayaa u dareeray munaasabad xaflad guur oo u dhaxeeysay xasan Maxamed cismaan & farxiyo sh. Maxamed faafax-dhuun oo ka dhaceeysay magaaladda East London taas oo waftiga jaaliyaddu ka qeyb galeen.

Waftiga jaaliyadda ayaa dib oogu laabtay magaaladda port Elizabeth ee xarunta gobolka Eastern Cape ee dalka koonfur Afrika
dhanaan.com
s/Afrika



 

06 Sep 2010



06 Sep 2010

01 Sep 2010

01 Sep 2010

01 Sep 2010

MAQAALLO - SOMALI

Somali State Council elects president, speakers03 Sep 2010

Ethiopia denies rebels chased oil, gas firms away03 Sep 2010

International Affairs: Who are the Real Pirates in Somalia?01 Sep 2010

Baytan ow raage iyo Khadra xaaji maxamuud oo wiil ugu dhashay bishaan, magaalada Mombassa ee dalka kenya31 Aug 2010

Full Text: Support for Democracy and Human Rights in Ethiopia Act of 201030 Aug 2010

CIA: Al Qaeda in Yemen Now Biggest Threat 25 Aug 2010

UWSLF reaffirms commitment to speed up dev’t in Somali State 25 Aug 2010

Mogadishu battle rages on after hotel carnage 25 Aug 2010

Somali attack tests peacemakers' resolve 25 Aug 2010

hanbalyo maher FAYSAL AXMED MAXAMED iyo CASHA MAXAMED CARAB oo merkoodu kadhacay dhadhab Kenya09 Aug 2010

Aaqil Axmed Xasan iyo Hayaat oo meherkoodu kadhacay dalka Sweden11 Jul 2010

Open Letter to Chairmen Sheikh Ibrahim and Eng. Maow, By Abdullahi Garrile11 Jul 2010

Abshir Baydhaba Shuuriye oo ku geeriyoodey magaalada Diridhaba10 Jul 2010

Cabdiqaadir iyo Suleekha Cali dhabuuke oo arooskoodu kadhacay dalka sweden29 Jun 2010

TacsiNIMCO CISMAAN YUUSUF AXMED RAABI oo ku geeriyootay magaalada Dhanaan 27 Jun 2010

Cabdirashiid Cumar Aadan(foolbeer) iyo Nasteexo Cabdi Budul oo ku aqalgalay magaalada Garissa20 Jun 2010

Axmednuur Xuseen Dubad iyo Raxma Daahir oo gabadh ugu dhalatay magaalada London19 Jun 2010

Jawaab celinþ By Abuu Cabdalla16 Jun 2010

Muxaadaradii xalay ka baxday masjidu Raxma Nairobi oo dadku aad ula yaabeen10 Jun 2010

JACAYLKII HADHSANWAA QAYBTII 4AAD09 Jun 2010

   
 

 

© 2010 Dhanaan.com All Rights Reserved .

Designed by Somalitech.com