Baaqii ka soo baxay Shirkii Beesha Absame ee ka dhacay London (Daawo muuqaalada) 11 Oct 2009 Waxaa Warsidaha Dhanaan.com soo gaadhay nuqul ka mid ah baaqii ka soo baxay shirweynihii Beesha Absame ee maanta oo taariikhdu tahay 10/10/09 ka dhacay magaalada London kaasoo si weyn loogu falan qeeyay arimaha ka soo cusboonaaday deegaanada Beeshu ay degto ee Jubooyinka.Baaqa Shirweynaha ayaa wuxuu u qornaa sidan