Sh.Maxamed Umal oo soo saaray Qoraal ku aadan war ay Al.jazeera.net ka faafisay 19 Aug 2010
Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa Shabkadda Somalimirror soo gaadhsiiyay war qoraal ahaa oo lagu faafiyay Shabkadda Al jazeera.net sidoo kalena ay tarjuntay Shabakadda Somalimirror,wuxuuna Sheeekhu qoraalkiisa ku sheegay in warkaa la faafiyay wax badan aysan ka saxsaneyn, qoraalkii Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxa uu u qoraa sidan :-