Odayaal ka baxay Afmadow oo ku sii jeeda Xagar 16 Nov 2009
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Afmadow ayaa waxa ay sheegayaan in odayaal dhaqameed ay ka baxeen magaalada Afmadow kuwaasoo ku sii wajahan degmada Xagar oo ah goobta xudunta ah dagaalada saaka dib uga qarxay Jubooyinka.