Al-shabaab oo soo taabtay Dhoobley 28 Nov 2009
Weriyaasha Warsidaha Dhanaan.com uga soo warama gobolada Jubooyinka ayaa xaqiijiyey in ciidamo ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ku hubaysan ugu yaraan 20 baabuurta loo yaqaano tiknikada ay gudaha usoo galeen magaalada xadka ku taala ee Dhoobley.