Faah faahin dheeraad ah oo la xidhiidha dadkii lagu xidh xidhay magaalada Dhanaan 14 Feb 2010
Wariayaha nooga soo warama magaalada Dhanaan ayaa nasoo gaadhsiiyey faah faahin dheeraad ah oo la xidhiidha dadkii lagu xidh xidhay magaalada Dhanaan ee lagu eedeeyey inay ku lug lahaayeen dagaaladii lagu laayey maamulkii degmada ee ka kala dhacay Burqayar iyo Shiniile iyadoo ay nasoo gaadheen magacyo dheeraad ah oo kamid ah oo dadkii la xidhay.