Sheekh Shariif oo xalay ka khudbeeyey aqalka Chattam House 09 Mar 2010 Madaxweynaha DKMG ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay ka khudbeeyey aqalka Chattam House ee laga maamulo siyaasada arimaha dibadda ee Britain.Sheekh Shariif ayaa khudbadiisii xalay kaga hadlay xaalada amaan ee Soomaaliya iyo doorka Beesha caalamka.