Qur’aan halgaad ah ! Sh.Axmed Cabdi Samad 15 May 2010
Muslimiintu waxay isku waafaqsanyihiin in Qur’aanka iyo Sunnada (xadiiska) Rasuulku scw ay xagga Rabbi ka soo dageen, ayna yihiin nicmo weyn oo Ilaahay iyaga ku galladaystay. Waxay ogyihiin in waxyigaas dhinaca Alle uga yimid u yahay naxariis