Xisbul islam oo amray in la xidho xafiisyada Universal TV ee Somalia 31 May 2010 Gudoomiyaha Ururka Xisbul islaam ee gobolka Banaadir Macalin Xaashi oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay muuqaaladii lagu aflagaadeeyey Nami Muxamed(n.n.kh) ee laga sii daayey tTV-ga Universal isagoo amar ku bixiyey in la xidho xafiisyada TV-gu uu ku leeyahay dalka Somalia.