•   HOME 
  •  MAQAALLADA
  •  SOODIR WAR 
  •  WARAR KALE 
  •  NEWS IN ENGLISH 
  • MEDIA NEWS 
  • ENGLISH ARTICLES
  • CONTACT US @
TPLF oo shir uga furmay Makelle 07 Sep 2010
Ururka Tigray People’s Liberation Front (TPLF) oo hogaamiya isbahaysiga talada dalka haya ee EPRDF ayaa lagu soo waramayaa in shir uga furmay caasimada qawmiyada Tigray ee Mekelle iyadoo lafiliyo in dhawaan dalka lagaga dhawaaqo xukumad cusub.
SII AKHRI >>


Xisbiyo mucaarad ah oo isbahaysi cusub ku midoobay 07 Sep 2010
Addis Ababa: Qaar kamid ah xisbiyada mucaaraadka ee Ethiopia ayaa ku dhawaaqay isbahaysi cusub oo ay ugu magacdareen Ethiopian Democratic Forces Coalition.
SII AKHRI >>


Hay'ada RDA oo deeq lacageed gaadhsiisay barakacayaasha kusuga Ceelasha Biyaha 06 Sep 2010
Gudoomiyaha Hay’ada Samafale oo ka warbixinayay Mashruucan Qeybinta Lacagaha ayaa waxuu sheegay in Lacagtani oo Tiradeeda Gaareeysay $5,660 ( Shan kun Lix Boqol iyo lixdan Doolar) ay Hay’ada Kasoo Gaartay Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku Nool Dalka Koonfur Afrika .
SII AKHRI >>


Maxaa kajira in Col.Axmed Cumar Jees loo magacaabi doono taliyaha ciidanka militeriga ee Somalia? 06 Sep 2010
War lugeed aan si rasmi ah loo xaqiijin ayaa sheegaya in madaxweynaha DKMG ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu doonayo in col.Axmed Cumar Jees umagacaabo taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed.
SII AKHRI >>


Dadka Reer Muqdisho oo isku diyaarinaya Ciidul fitriga 06 Sep 2010
Dhaqdhaqaaq ganacsi oo aad u xoog badan ayaa laga dareemayaa Suuqyada magaalada Muqdisho kuwaasi oo loogu diyaar garoobayo Munaasabadda Ciidul Fidriga ee dhawaan curanaysa.
SII AKHRI >>


Madaxweynaha DDS oo soo dhameystiray magacaabistii xukumadiisa 06 Sep 2010
Madaxweynaha DDS Cabdi Max'ud Cumar ayaa saaka soo bandhigay liis cusub oo uu ku dhameystirayo dhismihii xukumadiisa isagoo magacaabay wasiiro iyo wasiiro kuxigeeno cusub.Liiska wasiirada iyo kuxigeenada saaka lamagacaabay ayaa waxay u qornaayeen sidan
SII AKHRI >>


Shariif iyo Cumar C/rashiid oo khilaaf soo kala dhexgalay 04 Sep 2010
Wararka laga helayo illo ku dhow madaxtooyada ayaa waxay sheegayaan in khilaaf cusub uu soo kala dhexglay madaxweyne Shariif iyo Raysul wasaarihiisa Cumar C/rashiid iyadoo sida lagu soo waramayo uu khilaafkani salka kuhayo qabyo- qoraalka dastuurka cusub ee DKMG.
SII AKHRI >>


Cabdisonkor oo loo magacaabay gudoomiyaha Gobolka Godey 03 Sep 2010
Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaadha magaalada Jigjiga ayaa waxay kusoo waramayaan in madaxweynaha DDS Cabdi Max'ud Cumar niskii dambe ee maanta uu magacaabay laba gudoomiye gobol oo kala ah gudoomiyaha Gobolka Godey iyo kan Wardheer.
SII AKHRI >>


Madxweynaha DDS oo maanta soo bandhigay qaar kamid ah xubnaha cusub ee golihiisa wasiirada 03 Sep 2010
Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Cabdi Max'ud Cumar ayaa maanta magacaabay qaar kamid ah golihiisa wasiirada iyadoo liiska madaxweynuhu uu maanta soo hordhigay golaha Baarlaamnka ay ka muuqdeen wasiiro horay uga mid ahaa xukumadii Daa'ud.
SII AKHRI >>


Waa imisa tirada soomaalida kunool Kenya? 02 Sep 2010
Tirakoobkii ugu dambeeyey ee laga qaaday dalka Kenya ayaa lagu faahfaahiyey sida qawmiyaduhu ay dalka Kenya ugu kala badan yihiin iyo diimaha ay kala haystaan iyadoo tirada soomaalida Kenya lagu sheegay..
SII AKHRI >>


 

06 Sep 2010



06 Sep 2010

01 Sep 2010

01 Sep 2010

01 Sep 2010

MAQAALLO - SOMALI

Somali State Council elects president, speakers03 Sep 2010

Ethiopia denies rebels chased oil, gas firms away03 Sep 2010

International Affairs: Who are the Real Pirates in Somalia?01 Sep 2010

Baytan ow raage iyo Khadra xaaji maxamuud oo wiil ugu dhashay bishaan, magaalada Mombassa ee dalka kenya31 Aug 2010

Full Text: Support for Democracy and Human Rights in Ethiopia Act of 201030 Aug 2010

CIA: Al Qaeda in Yemen Now Biggest Threat 25 Aug 2010

UWSLF reaffirms commitment to speed up dev’t in Somali State 25 Aug 2010

Mogadishu battle rages on after hotel carnage 25 Aug 2010

Somali attack tests peacemakers' resolve 25 Aug 2010

hanbalyo maher FAYSAL AXMED MAXAMED iyo CASHA MAXAMED CARAB oo merkoodu kadhacay dhadhab Kenya09 Aug 2010

Aaqil Axmed Xasan iyo Hayaat oo meherkoodu kadhacay dalka Sweden11 Jul 2010

Open Letter to Chairmen Sheikh Ibrahim and Eng. Maow, By Abdullahi Garrile11 Jul 2010

Abshir Baydhaba Shuuriye oo ku geeriyoodey magaalada Diridhaba10 Jul 2010

Cabdiqaadir iyo Suleekha Cali dhabuuke oo arooskoodu kadhacay dalka sweden29 Jun 2010

TacsiNIMCO CISMAAN YUUSUF AXMED RAABI oo ku geeriyootay magaalada Dhanaan 27 Jun 2010

Cabdirashiid Cumar Aadan(foolbeer) iyo Nasteexo Cabdi Budul oo ku aqalgalay magaalada Garissa20 Jun 2010

Axmednuur Xuseen Dubad iyo Raxma Daahir oo gabadh ugu dhalatay magaalada London19 Jun 2010

Jawaab celinþ By Abuu Cabdalla16 Jun 2010

Muxaadaradii xalay ka baxday masjidu Raxma Nairobi oo dadku aad ula yaabeen10 Jun 2010

JACAYLKII HADHSANWAA QAYBTII 4AAD09 Jun 2010

   
 

 

© 2010 Dhanaan.com All Rights Reserved .

Designed by Somalitech.com